Bulsha:- Xiddigta caanka ah ee Deepika Padukone oo xiligaan ku mashquulsan filimka ay qeybta ka tahay ee XXX: The Return of Xander Cage ayaa soo gudbisay in ninkeeda uu lahaado todobo arrimood, kuwaasi oo udub dhexaad u ah jaceylkooda iyo nolosha danbe ee burburka laheyn.
Todobadaasi arrimood ayaa waxaa ugu horeeya in uu siiyo dareen dhab ah, in uu i jacel yahay, wada noolaansho dhab iyo xasilooni iyo nabada jaceylka iyo inuu muujiyo kalsoonida oo ah tan wax walbo lagu gaari karo.
Deepika oo ay kala hareen Rambir Kapoor ayaa waxaa la weydiiyay su’aallo dhowr ah oo ku saabsan in todobada qodob ee ay sheegtay in aysan ka helin Rambir hase ahaatee way ka meer meertay in ay ka jawaabto.deepika-rambir
Hadda waxay xiriir fiican ay leeyihiin Ranveer Singh oo ay si aad ah ugu amaantay wareysiga, waxayna sheegtay in aysan jabin karin amarkiisa wax walbay ahaadaan.

Jilaa.com
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment