Galmada Fooraarka ah Maxay Haweenka U Neceb Yihiin??

Bulsha:- Marka lagu guda jiro kulanka sariirta waxaa si dabiici ah u dhaca in xubinta haweenka ka soo baxdo shanqar hawo ah taasina haweenka qaarkood waa ay dhibsadaan oo wax ay u haystaan dhibaato ku soo koroortay oo daawo u baahan .

laakiin sheekadu sidaas ma ah wa iska dabiic shanqarta ka soo baxeysa xubintooda xiliga malabyarowga uu sameynayo garaaca waxaana shanqartaas  loola jeeda in hawo si dabiici ah u gasho xubinta haweenka , waxaan ugu daran oo ay timaadaa shanqartaan xiliga galmada jilbo jabsiga la sameynayo xiligaas oo hawo ka buuxsameyso .

Mararka qaar waxaa laga yaaba in hawadaas ka soo burqanto xubinta haweenka marka jugta dhamaato ,waxaana arintaas hadii aad dooneyso in aad ka fogatao lagula talinaya in habka galmada wax ka badashaan .







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment