Daawo soomaali ka mudaaharaaday in ilmaha labaro qaabka Galmada

Bulsha:-  Arintani cusub Ayaa Ah Inay Dowlada canada Soo Rogtey Inay School lada Ku baran doonan Ardayda Dhalinyarada,Madada Loo yaqaan Sexy Education Ama Jinsiga Taasi oo walaac ku Abuurtay boqolal walidin Muslimin Iyo waliba walidinta kale ee cadiga ah.




TV ga Muqaalka Bulshada oo warbixin ka Diyaariyey Sida Uu marqaan News Kula wadaagey Wariye Mohamed dahir Oo Ah wariye wax badan Ugu dawateen muqaalka Bulshada canada,waxayna dadkani banaan baxyada Dhigaya U badan Soomali.

kaga cabanayeen Aqalka Leberalka Inaysan Ahayn mid la Aqbali karayo Inay dowlada canada Xiliga Xagaaga Ay Barayso caruurta taasi oo soomalida Ku keentay inay scholada ka walwalaan,waxayna Xisbiga Gabadha Hogaanka Ka Tahay Munteeriyo Ku eedeeyeen Ficilkani.

Boqolal Soomali Ayaa Ka mudaharadayey Arin tani cusub ee Dowlada canada Sheegtay inaysan Aqbalayn Arin tani in Dhalaanka la Baro madadani Sexy Education.
http://www.movie.daajis.com/


Maha Oo kaliya dadka ka Qeyb galay soomalida lakiin Boqolal dad ayaa ka Qeyb galay Arin tani banaan baxyada Looga soo horjeedo taasi Oo Ay ku muujinayeen In la Joojiyo baritaanka Arintani.

Mohamed Hassan oo ka Mid ah dadka Barayaasha Kunoo dalka canada Ayaa Sheegay inay arin tani wal wal badan ku Keentay Soomalida








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment