Bulsha:- Rag badan ayaa ka sheegta biyaha durba soo booda marka ay sidaas ay malabyarowga u giliyaan xubinta haweenka taasi oo ku reebta cuqdad nafsiyan ah , inkastoo ay jiraan dawooyin la qaato oo uu ugu caansan yahay kaniiniga Vegaraha la yiraahdo hadana waxa uu kugu reebayaa saameyn xoogan .
waxaan siineynaa hab sahlan oo aan rajeyneyno in aad wax badan isag dareemi doonto marka aad raacdo tilmaamaha aan ku siineyno .
Ugu horeyn xiliga weerarka aad sameyneyso isu tababar in aad niyadaada ka saarto ciyaarta socoto oo ka feker howlo kale oo banaanka ah .
HALKAAN KORE RIIX SI AAD UDAAWATO MUUQAALKAAN.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment