Bulsha:- Dhibaatooyinka uu facebook leeahay oo sii kordhaya iyadoo Sanadkaan Bilawgiisa ay Sii korartay Dhibaatooyinka Gabdhaha Soomaaliyeed loogu geesto Facebook.
Sida aad muuqaalkaan ku Arki doontaan Gabar Magaceeda ku Soo Gaabisay Bishaaro oo ku Sugan Dubai ee dalka Imaaraadka ayaa Todabaadkaan Waxa ay isla Facebook Soo Galisay muuqaal Gaaban oo ay uga Shekeyneyso Dhibaato ay facebook Kala Kulantay.
Gabadhaan ayaa Facebook Waxaay Ka Baratay Nin Wata Magaca Ruux Caan ah oo Bulshada Soomaalida ku Hadasha Ay Aadu Qiimeeyaan una Qadariyaan, iyadoo dhex maray xiriir Jaceyl kaasoo Markii dambe Sabab u noqday in ay kulmaan kadibna Arintaan Xanuunka iyo Yaabka Wadata ka Qabsatay, hoos Ka Daawo muuqaalka ooDhameestiran.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment