DAAWO VIDEO;Ha akhrin hadii aadan I rumeysaneen ­Qiso xanuun leh…

Bulsha:- Waa sheeko musiibo ah Gabari ay oga sheekaynayso
saaxibaddeed Wallaahi waa Yaabka yaabkiisa Musiibo tii u waynayd dheh ……
Assalaamu calaykum walaalaheyga sharafta
lahaay waani salaamay. Salaan ka dib WATAAN
QISADA OO BILAW AH:
Marna ma rumaysanaysid waxa igu dhacay iyo waxaan dhib naftayda u
soo jiiday, aduunkan waxa iigu wayn oon doonayo maanta waa danbi
dhaaf ilaaah iyo INAAN DHINTO INTAANAN ANIGU NAFTAYDA DILIN.
Ma garanyo waxaan naftayda ku sameeyo quusashadaan ka dib.

Maalin ima soo marto illaa waan ooyaa illaa aaan gaaro inaan wax
arki waayo. Maalin walba waxaan ku fakaraa inaan is daldalo,
noloshaydu wax qiimo ah iima laha.

HALKAAN KORE RIIX SI AAD UDAAWATO MUUQAALKAAN.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment