Bulsha:- Waxaa soo baxaya warar kala duwan oo laga helayo ilo wareedyo si aad ah ugu dhaw dhaw Fanaanada Farxiya fiska kaasoo sheegaya in fanaanada looga yeeray maxkamad ku taala dalkaasi Ingiriiska.
Sida aan ku heleeyno wararka waxaa jira dacwad ku saabsaneed fanaanada Fiska oo horay uga furneed Maxkamada taasoo aysan xaadirin balse hada si weyn ugu sii cuslaanaysa.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment