Daawo: Gabadh waydiisay Sheekh Shibli “Sino horay ay samaysay In ninkeeda ay ka qariso & In kale “Muxu ugu jawaabay

Bulsha:- Daawo: Gabadh waydiisay Sheekh Shibli “Sino horay ay samaysay In ninkeeda ay ka qariso & In kale “Muxu ugu jawaabay

Barnaamijka kabaxa Tv-ga Somali channel ee Kulanka Shibli ayaa bulshada soomaliyeed ay kusoo bandhigaan Su’aalo badan oo ka guuxaya maankooda.

Gabadh soomaliyeed ayaa Sheekha waydiisay “Sino ay horay uga dhacday inay usheegayso ninkeeda iyo inay haboontahay inay ka qariso”, Wuxuuna sheekhu uga jawaabay si faah faahsan.

Sikastaba sheekha ayaa sidoo kale waxaa la waydiinayaa Su’aalo tiro badan kuwaasi oo bulshada islaamka ah ay tahay in siwayn uga.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment