Xog Lasoo Arruuriyay:- Baro Magaaloyinka ugu Garoobada Badan Soomaaliya (Furin Badanaa)

Bulsha:- Waxaa la soo saaray magaaloyinka ugu badan Soomaliya ay ku noolyihiin dumarka la Soo furo kuwaas siyaabo kala duwan u kala taga raga ay is qabaan warbixinta ayaa intaa ku dareysa sababta keentay in ay magalooyinkas ay ku bataan dumarka la Soo furay.

Furiinka ma ahan wax sidaas u dhibadan marka la eego magalooyinka aan hose ku xiso doono ma ahan ceebtooda ee waa cadaadooda raga halkaas ku sugan in ay furaan dumar badan oo aan waxba galab laguna ciyaaray mustaqbalkoda iyo sharaftii ay ku dhex lahayen bulshada dhexdeeda.

Waxaa keena dumarka in la furo siyaabo kala duwan haba u badnaato qilaaf soo kala dhexgala labada qof ee is qabta kuwaas oo laga yaabo in ay ku dag dagaan furiin laga hortagi karo lana xalin karo qilaafka keenay dhibaatada.

HOOSE KA AQRISO MAGACYADA MAGAALOYINKA AY KU NOOLYIHIIN GAROOBADA SOOMALIYEED.

1: Mogdisho Caasimada Soomaliya
2: Guriceel Galgaduud
3: Boosaaso Bari
4: Gaalkacyo Mudug
5: Baladxaawo Gedo
6: Hargeysa Waqooyi Galbeed

Hadaba Akhristoow ma aaminsan tahay magaalooyinkaasi iney yihiin kuwa ugu garoobada badan soomaaliya fikirkaaga dhanka hoose inoogu reeb








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment