Bulsha:- Waxaan Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal Si Qarsoodi ah Looga duubay FASAHAADKA KA TAAGAN magaalada Dubai, Kaasi oo ay daawadeen dad gaadhaya 4,116,635.
Muuqaalka Sirta ah iyo warbixinta ayaa Lagu soo bandhigay Haweenka Jidhkooda ka ganacsada oo isaga yimid Adduunka oo dhan, iyo Macaashka ay ka helaan DUBAI.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment