Daawo Iman Abdulmajid iyo Eygeeda oo la arkay kadib dhaxashii 50 milyan

Bulsha:- Iman Abdulmajid oo ah haweeney Soomaaliyeed oo uu ka dhintay fannaankii David Bowie uguna tegay 50 milyan ee dollar iyo guri ku yaal magaalada New York ayaa markii ugu horeysay la arkay iyadoo guriga kasoo baxday si ay hawo nadiif ah usoo qaadato iyada iyo eeygeeda Max.


David Bowie ayaa cudurka Cancerka u geeriyooday labo maalin kadib dhalashadiisii 69-aad, wuxuuna haweeneydaan Soomaaliyeed ee modelstiga ah dhaxal ahaan u heshay 50 milyan dollar iyo guri weyn oo New York ku yaal, halka gabadiisha Lexi iyadana 25 Milyan heshay iyo wiil kale oo naag kale u dhashay oo isagana bar helay.

Imaan ayaa la sheegay in tan iyo markii uu geeriyooday odaygeedii David Bowie saxaafadda ka dhuumanaysay si wax looga weydiiyo geerida odaygeeda iyo dhaxasha ay ka heshay.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment