Bulsha:- Xafladii 88-aad ee abaalmarinta Oscar-ka ee sanadkaan 2016 waxaa kasoo qeyb galay ilaa 150 ruux, kuwaasoo badankood ay u sharaxnaayeen ku guuleeysiga abaalmarintan.
Leonardo DiCaprio, Jennifer Lawrence, Matt Damon iyo Lady Gaga, waxay kamid ahaayeen jilaayaashii lagu marti qaaday Hotelka Beverly Hilton Hotel.
Waxaase la yaab noqotay markii aysan xaflada kasoo qeyb gelin aktarada kala Michael Fassbender iyo Cate Blanchett, kuwaasoo kamid ah Jilaayaasha loogu jecelyahay Hollywoodka.
Waxaa kaloo la yaab noqotay in sanadkaan 2016 dhamaan abaalmarinada Oscar-ka ay xaabsadeen Jilaayaasha Cadaanka, halka kuwii madowga ahaana la qadiyay._______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment