Bulsha:- Runtii bahalka ninka waxaa lagu weynayn karaa waxyaabo badan oo dabiici ah ay ka mid yihiin In habeen kasta saliid macsaro lagu daliigo oo dherer ahaan loo jiidjiido haddii aad xaas leedahay dhacaanka camarka dumarka bahalka wuu weyneeyaa iyo kulayka ka soo baxa midda kale da’da qofka ugu darsamayso way weynaysaa bahalka.
Marka qofka uu jiro 14 sano la mid ma aha markuu gaaro 20 sano sidoo kale marka uu gaaro 30 sano waa sii weynaadaa bahalka marka uu 35 dhaafo balac ahaan ayuu u korayaa.
Marka haka walwalin weynaanta malabyarowga, teeda kale waxaad ogaataa naagaha in lagu qancin karo bahalka gaaban, waayo kacsiga naagaha badankooda wuxuu ku eg yahay siilkooda afkiisa, naagaha afartanka ku dhowaaday ayaa u baahan bahal dheer sidoo kale kuwa buuran.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment