Bulsha:- Haweenka in la farxad galiyo aad bay u sahlan tahay balse waxaa adag sida aad ku fahmi lahayd in aad Farxadaasi adiga ka shaqaysid oo aad farxad galisid.
Waxaa warbaahinta Nolosha ka faalo0ota ee Bulsha.com ay maanta kuu haysaa sir culus oo ku wajahan dhanka dareenka Dumarka loogu badali karo dareen farxadeed.
HALKAN KA AKHRISO QODOBADAN MUHIIMKA KUU AH:-
1-In aad indhaha ka xirtid oo aad gaysid Meel aad u qurux badan oo soo jiidasho u leh.
2-Safar aanay filaneen in ad u kaxaysid oo Tikid u soo jartid.
3-U diyaarinta Hees ama Gabay ammaan ah oo ay jecleesato.
4-U diyaarinta xamaam/Suuli ay ku raaxaysatay bacda shaqada.
5-Email farxad galiya oo erayo jaceyl wata in aad u dirtid.
6-Quraac u sameen xilli aay hurdo la dhacday iyada oo aan kaa filaneen sariirta u keentid.
7-Jakad aad wadatid oo aad dusha ka xijisid xiliga ay dhaxanta qabato.
8-U iibin Ubax qurux badan iyo Jokolaato ma amac macaan kale.
9 -U sameenta Heeso ay jeceshahay ama Muuqaalka Guurkeeda oo aad cajalad ugu diyaarisd.
10-Ku Ammaanid dhammaan quruxda aduunka in ay iyada ugu sareyso.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment