Bulsha:- Dad badan ayaa iska dhaadhiciyay in cunooyin gaar ah ay xoojiyaan rabitaanka cayaarta sariirta taasi oo ku qasabta in si xad ka bax ah u qaataan cunooyinkasi, hadaba warbixintaan waxaan ku soo koobeynaa sheekooyin dadka awooda galmada ku yar tahay iska dhaadhciyeen oo ah in ay awood ka helayaan hadii tubtaan qaadaan ,waxa ay yihiin sida tan.
Cunooyinka Badda: waxaa jira qalad si weyn u shaac baxay oo ah in cunooyinka badda lagala soo baxo sida qubada iyo wax yaabo kale oo la xariira in ay ay xoojiyaan awoodda galmada , taasina sax ma ah , ma jirto cunno si gaar ah awood galmo u keenta balse waxa ay jirka kaliya ka saacideysaa in in uu helo cunno isu dheeli tiran. Xulbada: sidoo kale dhirtaan kaligeed ma awoodi kareyso in awoodda galmada ay xoojiso .
Fruit-ka xarafka P ka bilaawda sida Plums iyo Peaches-ka ayay dad badan aaminsan yihiin in awooda kulanka sariirta xoojiyaan tanina iyana sax ma ah ilaa iyo xad. Cunnada Badan:sidoo kale dadka aaminsan in cunno la iska dhairjiyo oo caloosha la buuxiyo ka hor galmada in ay awoodda galmada kordhdiso iyana qalad ayay aamisan yihiin , maxaa yeelay cunadsa abadan cayil ayay keentaa taasina waxa ay kugu qasbeysa in cayaarta sariirta si wacan u kala tuurin.
Hadaba hadii aad isku aragto in awoodaada galmada yar tahay la xariir taqaatiir ka hor inta aadan
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment