Bulsha:- Jariirad ka faaloota arimaha Filimada islamarkaasina kasoo baxda dalka India, ayaa baahisay Sawirka Priyanka Chopra xiligii ay Iskuuleeyda ahayd, waxayna ku dhexjirtaa saaxiibadeed iyo Macalimadeeda.
Aktarada ayaa waqti xaadirkaan ku sugan dalka Mareeykanka, si ay usoo dhameystirto Filimkeeda Hollywoodka ee (Quantico).

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment