Bulsha:- Ma ahan keliya in Aktarada ay sii kordheyso caanimadeeda iyo shacbiyadeeda, balse sidoo kale waxaa si xowli ah usii kordhaya shacbiyada ay ku leedahay Social Media-ha, iyadoo dhawaan la shaaciyay in saaxiibada ay ku leedahay Instagramka ay gaareen ilaa 5 Million oo qof.
Priyanka oo hada 33 jir ah, ayaa si aad ah usoo jiidatay taageerayaasheeda, waana aktarad aad u fur furan islamarkaasina waqtiga ay jaaniska leedahay la wadaagta sheekooyinka.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment