Bulsha:- Ninka soomaaliyeed waa nin qalafsan oo aan kalgacal iyo naxariis waxba ka ogayn, ninka soomaaliyeed ma yaqaano sida xaaskiisa loo koolkooliyo, ninka soomaaliyeed waxba kama yaqaano romantic, ninka soomaaliyeed ninka soomaaliyeed ninka soomaaliyeed waa sidaas
iyo sidaas….
Waa hadalo ay isla dhex maraan hablo
iyo dumar badan oo soomaaliyeed, hadaba
hadaladan maxaa ka jira, maxaa ku kalifay inay in
aad u badan oo dumarka soomaaliyeed ahi ay isku
raacaan arintan.
Waa run hadalada qaar oo waxbaa ka jira qaarka kalena waa buun buunis oo dadka Ilaahay swt uu abuuray isku wada mid maaha oo waxay noqonaysaa cadaalad daro in nimanka soomaaliyeed la isku wada daro oo hal salad lagu wada rido.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment