Bulsha:- WALIGAA MA DAREENTEY CEEB IYO YAXYAX MARKA AAD TAGTAY SARIIRTA?
QANCIN LA’AANTA LAMAANAHAAGA DARTEED? WALIGAA GAARIGU MA KAAGA DAMAY MEEL DHEXE ADOO AAN GAARIN HOYGAAD U SOCOTAY?
WALIGAA MA IS TIRAAHADAY TOLOW WAAD JIRANTAHAY EE IS DAWEE?
Jawaabahaaga haday haa u bataan sii aqri warbixintan si aad u ogaatid dhibaatadaada.
Xusuuso oo qalbiga ku hay qalab adag oo xoogani waa waxa ay dumarku u dhintaan(baahida u qabaan) marka aad gaariga ku wadid sariirta dhexdeeda.
haddaba waxaan kuu hayaa 7 qodob oo kaa caawinaya in aad heshid geed dhagax oo kale ah.
Si wanaagsan wax u cun: Is bedel yar oo ku yimaada nafaqadaada waxa
uu kuu abuuri karaa himad iyo iyo xoog dheeri ah,cuntada sida mooska,
ukunta, looska, basasha, iyo caanaha geela waxay siyaadiyaan awoodaada
galmo.
Geedkaagu wuxuu rabaa jimicsi: raga caafimaadka qabaahi mar walba
waa ku xariif dhanka galmadda.
jimicsigu waa habka ugu wanaagsasn ee aad kor ugu qaadi kartid
kartidaada sariirta, waxa ay yareesaa fakarka oo ah dilaaga kacsiga.
waxay kaloo caawisaa dheecaan ay soo daayaan xiniinyuhu kuwaas oo
taabo galiya habka raga,
Ka fogow cabida sigaarka: Sigaarku runtii waxa wax yeelo aan naxariis
lahayn u gaystaa
habdhiskaaga raganimada
ama qaabkaaga dareenka
waxana uu dhimaa oo la
dagaalamaa saameyn weyna
ku reebaa rabidaada
galmada,. KA FOGOW
SIGAARKA HADDAAD
RABTID NOLOL RAAXO
LEH….
Ha siigeysan!!!! Siigada
waa iska soo matajinta
biyaha adigoon u
galmoonin haweeney
ficilkan oo ah ficil
muxuram ku ah xaga
shareecada islaamka
ayaa laga yaabaa in ay
rag badani adeegsadaan si ay u farxad galiyaan naftooda iskaga saaraankulaylaka biyha ama shahwada, sidaa drteed badashada biyaha badan ee
kaa baxa iyo kacinta guskaaga waxa ay beeri kartaa waayida ama
yaraanta kacsigaaga.
Baro qaabka loogu tago qoftaada: Mar walba ku bilow baashaalin iyo
istiimin ha iskaga boodin la sheekayso afka kaga hadal waxaaad samayn
rabtid. ha u ogolaan qoftaada in ay kaa kor marto marka ugu horeysaba.
Ha ku seexan dharka aadka ugu dhagan hoostaada: Ha xiran dharka kugu
dhegen marka aad seexanaysid ama a aad safar dheer galaysid mar walba
ku seexo dhar jilicsan
Bar qoftaada sida loo kasbada kacsiga: qodobkaan adaan kuu dhaafnay
xeeladay.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment