Bulsha:- Madaxwaynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan sheekh aadan ayaa gaadhay Gobolka Bakool oo mudooyinkii ugu danbeeyay ay ka jireen Kacdoono looga soo horjeedo.
Shariif Xasan ayaa sidoo kale Tababar usoo xidhay ciidamo loo tababaray maamulkiisa oo ku Sugan gobolka Bakool, Ciidamada ayaa ku sugan magaalada Xudur ee Xarunta gobolka Bakool, Waxaana la sheegay in ciidanku xaqiijin doonaan dhamaan Gacan ku haynta Gobolka.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment