Qaababka ay Dumarku u Seegaystaan Gabdhaha iyo Garoobadaba.

Bulsha:- Raga keliya ma seegaystaan dumarkuba way siigaystaan, dad badan ayaa waxay u haystaan wiilasha keliya inay seegada sameeyaan, maanta waxaan ka hadlaynaa qaabka ay u seegaystaan naagaha, saan wada og nahay naagaha way kala dareen badan yihiin, kuwa waxaa jira kacsi badan iyo kuwa dhexdhexaad ah, naagaha seegada u badan waa kuwa kacsiga badan,

kuwan marka ay kacsadaan waxay ka dareemaan culays iyo kulayl cambarka waxay rabaan inay tabtaan ama wax ku riixaan siilkooda, qaar waxay sameeyaan inata ay seexdaan oo labada cajar ay barshin geliyaan ayay ku riixaan raaxo daran ayay dareemaan markaas ayay gariirka gaaraan,

waxaa la dhahaa middan siigada barshinta, kuwoo waxaa jira farta marmariya faruuraha cambarka sidaas ku biyabbaxo, waxaa u badan kuwa bigrada ah siigadan, garoobada si kale ayay u siigaysaan kuwa waxaa jira keensado moos ama qajaar marka siilka wada galiya ilaa ay biyabbax gaaraan,

haweenka yurub tagay qaar waxay soo gataan gus caag ah markaas ayay ku raaxaystaan gusaska bambiirada ah qaar waxaa jira koronto la geliyo oo gariira oo u samaysan qaabka xubinta ninka oo kale waxay ka samaysan yihiin salikoon .


Dumarka siigada dhib ma u keentaa sida ragga oo kale? Wax kasta marka ay kugu bataan dhib ayay kuu keenaan cunto xitaa haddii ay tahay, gabdhaha haddii seegada ay badiyaan waxaa laga yaabaa inay bigrada ka dilaacdo oo ay furanto meesha,

waayo marka boqa farta lagu riixayo mar walba waxaa dhacaayo inay dabacdo, naagaha horay loo soo guursaday wax ka boqaayo ma jiro laakin dhibka guud oo seegada leedahay ayay kala kulmayaan kaas oo ah inay galmada caadiga ka helin marka ay siigo u barato,

nin ayaa wuxuu ka cabnayay naagtiisa wuxuu leeyahay naagtayda kuma raaxaysato dhowmada waxay iaga dalbataa marka aan dhamaysto raaxada inaan fareeyo markaas ayay biyabbaxdaa.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment