Qaraxa xeebta liido aminarts muxuu ka sawiray

Bulsha:- Heebta liido ayaa dad badan lagu xasuuqay oo lagu tuhumay shabaab inay ka dambeeyeen, waxaa runtii wax lala yaabo weeye dad in loo dilo sida ariga oo kale, eed sawirka amin arts xeebta leedo uu ka sameeyay maanta marka uu dhacay qaraxaas, sidoo kale waxaa la sheegay 20 qof inay ku dhinteen qaraxa ka dhacay magaalada muqdisho xalay, sheekadan oo  kale waa la garanayaa dadka ka dambeeyo, waa daka caalamka oo dhan qas ku wada waa gaalada oo ay soo adeegsanayaan dowladaha carabta qaarkooda







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment