Marabtaa In Jaceylkaaga uusan Qof kale Kugula tartamin Plz Raac Wadadan

Bulsha:- dad badan ayaa Dhib ku Qaba ruuxii ay Jaceyl Wadaaga ahaayeen oo loo Dib Mareeyo Iyada oo Lala

Saxiixanayo Jaceyl ugub ah.

Hadaba Qayaamooyinkan oo ah Wax caan ka ah Dunidan aynu Taaganahay ayeey 80% Ku Dhaqmaan Qayaamoolooyaasha Jaceylka oo ah Kuwa aan u Bislayn in ay si Nadiif ah ku Gurtaan miraha Kalgacalka.

Waxaad Arkeysaa Dad la ooyaya Kadib Markii lamaantiisii/ Lamaankiisii sidii hore aysan u aheyn, kuwaasoo Mararka qaar ayba Dhacado In tareenka Jaceylka Si sahal ah Looga reeba.

Hadaba Waxaad tahay noole Ha Iska Dhigin daciif ee Hadii Aad rabto in Jaceylkaaga Ruux kale Kugula tartamin

Plz raac wadadan:-

= Marka Hore Isku day in Qofka aad jaceyl Wadaaga Noqoneysaan aad Maskaxdiisa kasbato.
= Sidoo kale Isku day in Qofkaas aad ugu Sheekeyso Waxyaabaha uu Jecel yahay ama uu Xiiseynayo Si

uu Kuugu Hogaansanaado.

= ka Ilaali waxyaabaha carada ku keeni kara Sida Xiriir aad Horey usamaysay inaad ugu sheekeyso.

= Gudoonsii hadiyada una sheeg in Ruuxa aad Nolosha aad wada dhamaysan doontaan in uu isaga/iyada

yahay.

Waa Hubantii Haddii Aad Tusaalooyinkan iyo Kuwa kale oo aan idin Qariyay aad Raacdaan inaad Guuleysan

doontaan oo dadka Tusaaloyinka Jaceylka Lagu Hal qabsada aad noqon doontaan.

Aqrista Fikirkaaga Waa Muhiim.

W.D:- Maxamed Xuseen Yuusuf (xaaji Tahriib)







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment