Daawo Wadaado Caan ah Oo ka muransan in Ninka u leefi karo Xaaskiisa xubinta taranka

Bulsha:- Wadaado Soomaali Caan ah ayaa isku khilaafsan in Ninka xaaskiisa u leefi karo qeybta xubinta taranka ee jirkeeda taasi oo dad badan ay aad u jecelyihiin ogaanshaha xogta arintaas ma xalaalbaa mise xaaraan.

Wadaadka lagu magacaabo Sheekh Maxamuud Aw cabdule Cariif oo ah Sheekh Caalim ah lagana qadariyo Soomaaliya ayaa ku Jawaabay in ay banaantahay in Meeshaasi uu Ninka Leefi karo hadii Raaxadiisa ama tan Xaaskiisa ay ku jirto.

Hadana waxaa Su’aashaas mid lamid ah la weydiiyay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo isaguna kamid ah Culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu Caansan Wuxuuse ku Jawaabay ma Banaana.

Hadaba Su’aasha oo dadka qaar ay la yaabaan ayaa ah mid loo baahanyahay Maadaama Mujtamaceena Soomaaliyeed uu ku dhex milmay Mujtamaca Caalamka sidaas darteedna dhaqamo meelo kale laga soo min guuriyay ay na Saameeyeen.




Su’aashii:- la weydiiyay Sheekh Maxamuud Muxuu ku Jawaabay

Hadaba Jawaabaha ay Bixiyeen Culimada oo ah kuwo is diidan ayaa dadka qaar wexey aaminsanyihiin in ay Xaaraam tahay kuwo kale oo banna wexey dheheen waa banaantahay balse adiga Sheekha aad ku kalsoontahay Taladiisa Qaado.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment