Isku Taka Lamaanaha Galmada Joogtada oo Badata Waxa ku iman karo cajis..

Bulsha:- quburro udhashay dalka mareykanka ayaa xaqiijiyay in isu muuqashada lamaanaha is jcl keeni karto in lakala xiiso bogto meeeshaasna uu jclku kufashilmo.

caashaqa kadhex jira lamaanaha ayaa markasta laga ilaaliyaa dhaawac iyo saaameyn jcl balse arintan ayaa kunoqoneysa mid lama filaan ah iyadoo ey dhaawaci karto jiritaaanka iyo sii socoshada jclka.

Quburro u dhashay Dalka Hindiya oo la sheego in uu yahay wadan ku hormaray dhanka jaceylka ayaa Maanta shaaciyay in ay tahay dhibaato is raga lamaanaha si joogto ah.

Waxa ay sheegeen in bur bur joogto ah lagala kulmayo lamaanaha is jecel ee waqti waliba is arka oo wada kulma.

Laamanaha waa in ay isku xiisaan dabeetana ay kulmaan sidaasi ayaa kor loogu qaadi karaa jaceylka lamaanayashaa is jecel.

Ugu yaraan waa in lamaanayaashu ay kala maqnaadaan muddo 3 bari ah ama ka badan si ay isugu xiisaan laakiin kawaran haddii lamaanayaashu ay isla joogaan waqti kasta.

Quburada jaceylka qaarkood ayaa aaminsan fikir ka duwan kaasi qaarkood waxa ay leeyiheen wanaaga jaceylka ayaa waxa ay ku jiraa in la badiyo kulamada oo laga dhigo kuwo joogto ah.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment