Maxaa u keena kacsi ninka maxaase lagu reebi karaa ?

Bulsha:- waxaa idiin soo gudbineysa shabakada arimaha bulshada ee bulsha.com 1- fiirinta naagaha qaawan ama dhar kahfiif ah wata ama mid ku dheggan
2- sawiro naag qaawan ama dhar kahfiif ah wadata ama mid ku deggan
3- wax sex ah inuu ruuxu ka sheekeeyo ama looga sheekeeyo
4- buug sex ka hadlaya inuu akhriyo
5- inuu kaadida isku celiyo ruuxu marka uu u baahdo inuu kaadsho
6- inuu niyadda sex ama naag qaawan iwm. geliyo
7- inuu bahalkiisa gacanta ku tuutuujiyo 

arrimahaan waxay keenaan kacsiga ninka  marka maxaa kacsiga lagu celin karaa sida soo socota.

1- guur xalaal
2-Alla ka cabsi iyo soon
3- cuntada nafaqada leh guud ahaan  in la iska yareeyo
4- caanaha iyo kalluunka gaar ahaan in la iska yareeyo
5- maskaxda in lagu mashquuliyo waxyaalaha ka fog sexga
6- sports in la badsado siiba caayaarta kubbadda cagta
7- la sheekaysiga dumarka in laga fogaado siiba sheekada jacaylka







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment