Daawo Dabiicii ah Oo Bahalka Ninka Dhagax Ka Dhigaysa Awoodisa Galmana Xoojinaysa

Bulsha:-   Sida la ogyahay geedaha Ilaahay i noo abuuray waxaa ku jira asraar fara badan oo aan la soo koobi karin marba marka ka dambaysa waxay ogaadaan dadka Cilmibaarayaasha waxyaalo ka mid ah waxyaalaha uu leeyahay geedkaas oo saamays ah, rumaanka wuxuu ka mid yahay geedaha ku soo arooray Quraanka kariimka.

Marka waxaa la ogaaday inuu aad ugu fiican yahay cudurka kansarka wuxuu dilayaa unuguha kansarka  iyo hawlgabka gogosha  iyo jirrooyinka wadnaha  iyo xididaha dhiigga soo maro.

Dumarka gaar ahaan wuxuu ka reebayaa cudarka lafaha gala iyo kansarka naasaha, nimanka daaima inay cabbaan rumaanka hal koob maalin kasta waxay ka helayaan awood galmo oo daran oo la mid kaniiniga fiagraha , maxaayeelay dhiigga ayuu soo jiidayaa xubnaha taranka ragga. Waxaa la sheegay inuu xoojiyo awooda geedka ninka haduu si joogta ah u isticmaalo rumaanka.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment