Bulsha:- Kooxda Daacish oo ka dagaalanka Dalalka Syria iyo Iraq ayaa sii kordhiyay Qaabka dilalka cusub ee ay u geysanayaan kooxaha ay maxaabiis ahaan u qabsadaan.
Ku dhawaad 25 ruux oo xuutiyiin ah oo gacanta ay ku dhigeen ayay qaab cusub u dileen kadib markii qaar kamid ah maxaabiistaasi ay qoorta u geliyeen gantaalo aan qarxin, halka qaarkoodna ay saareen dooni waxyaabaha qarxa laga buuxiyay kadibna xeebta lagu qarxiyay iyaga oo saaran doonida.



_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment