Lamaantaada ma kuu seegayn kartaa oo biyaha gacanta makaaga keeni kartaa

Bulsha:- Dad badan ayaa is weyddiiya ma banaantahay inay xaaskaaga kuu seegayso (siigayso) ma denbi baa haddii ay biyaha gacan kaaga keento.

way banaan tahay in xaaskaaga biyaha ay gacanta kaaga keento.



Diintu ma xarrimin arrintaas waayo xaaskaaga xalaal ayay kuu  tahay waxaa kuu banaan inaad galmo la samayso sideysan u banaanayn inay biyahay gacanta kaagaga keento, midaasna waxay ku qoran tahay kutubta fiqiga oo dhan mana aha arrin khilaaf ka taagan yahay.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment