DAAWO: Yuusuf C/majiid oo ah Somali Ku dhashay Kenya, hadana ku nool UK

Bulsha:- Yuusuf Cabdimajiid wuxuu kamid yahay dhalinyarada Soomaliyeed ee ku nool Magaalada Leicester ee dalka Egnland, yuusuf waa nin bulshaawi ah oo cibaado badan waxna ka barta degmadan.


sida uu ii sheegay yuusuf ma xiiseeyo fanka iyo musikada laakiin wuxuu wakhtigiisa firaaqada ah dhagaystaa heeso u badan kuwii hore ee uu ku luuqeeyo hobolka caanka ah ee Xasan Aadan Samatar.

Yuusuf oo ku dhashay kuna kacaamay wadanka Kenya wuxuu sidoo kale dhagaystaa kuna luuqeeyaa heeso ku baxa luuqadda Englishka gaar ahaan noocaa dabacsan ee dareenka jacaylka gudbiya.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment