Bulsha:- Raysal wasaarahii Hore ee Somaaliya cabdiwali Sheekh Axmed oo ka Qeyb galay barnaamujka FAGAARAHA ayaa si Aadag waxa Uu uga Hadlay Qodobada dastuurka Ee Qeexaya inay Soomaaliya 2016 ka Gudubto Nadaamka 4.5 uuna Yahay mid dastuurka uu dhigayo, Sidoo kale wuxuu ka sheekeyey raysal qaabka Loogu talo galay in al-shabaab lagula dagaalamo iyo sidoo kale Sharciga aysan waxba ka qaban Dowlada, Qodobada ayuu Sicad u Sheegay Inay yahiin kuwo dastuurka Ku cad hadii uu raacayo madaxweynaha Soomaaliya.
Dhanka kale Axmed Nuur tarsan Gudoomiyahii Hore Ee Gobolka banadir Ayaa Sheegay In loogu talo galay wax qabad la’aan inay kusoo laabtaan madaxda faderalka Ayna dalka ka naxayn Hogaanka Xiligani jira, waxuu cadeeyey Inay Soomaaliya Dusha ka haystaan wadamo cadow Ah Oo doonaya Inay waligeeda Shacabka Somaaliyeed is haystaan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment