Daawo Muuqaal:- Hodan C/raxmaan Iyo Axmed Rasta oo Muqdisho u duulay & Farxiya Kabayare oo fagaare ka cayday

Bulsha:- Waxaa Muuqaal soo duubtey Fanaanada Farxiya Kabayare oo dhaleeceyn dusha uga tuurtey Labada Fanaan kala ah Hodan cabdirahman iyo Ahmed Rasta ku saabsan Sababta ay Muqdisho ugu qabanayaan Bandhig Faneed maadaama Iyada horey loogu diiday.


Farxiyo waxey isticmaashey Ereyo adag sida Wey dhuunteen, Bahdilaad, Xusmad la,aan, iyo qaar kale, Waxaana dadku iswaydiinayaan Farxiyo Hadii ay ka quusatey oo baajisay Safarkeedi Faneed Labadan Fanaan kale Xaq ma u leeyihiin iney dantooda iyo Tan shacabka sameeyaan oo ay Bandhig Faneed qabtaan mise waa iney Fanaanadooda la saftaan ? Fanku sidiisaba waqtigan ma leeyahay Xushmad iyo Kala danbeyn ?

HALKAN KA DAAWO VIDEO




_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment