Marka Hore Waa In Naagtaada Kaa Heshaa Dareen Kiciya Min Siil Ilaa Naasaha Kadibna Waa

Bulsha:- Marka hore naagtadu waa inay kaa heshaa jaceyl dareenkeeda kiciya Siil ilaa naaso waa inay helaan…waxaa muhiim ah ninkasta oo rag ah maka uu galma la sameynaya haweeneydiisa micnaha xaaskiisa in uu siiya raaxa ku filan oo ay ku qanacda waxaa jira rag qaarkood marka ay haweenkooda u tagayaan fiiriya xaajadooda oo kaliya oo ay biyaha iskaga daadiyaan oo kaliya waxaa loo baahan yahay in ninka naagtiisa ay ka heshaa raaxa mida asaga uu doonay mid la mid ah waayo naagtaba waxaa ay u baahan tahay raaxa qaabka aad naagtaada u siin karta raaxada waxaa ka mid ah sidaan soo socota:-

1) marka hore naagtada waa inay kaa heshaa jaceyl dareenkeeda kiciya
2) waa inaad dareensiisaa inaad isku baahan tahiin oo noloshiin iskau baahan tahay.
3) marka sariirta la tago oo hawshiina galmada bilaabmeysa ha iskaga soo boodinee marka hore naagta waa inay ka aheshaa istiimis dareenkeeda kiciya oo aad u raaxeysa baashaalsiisa naasaha ka kabataa shumis ku bilaawda howshaada markaas naagta waxaa ay kaa heleysaa raaxa ay ku qanacdaa oo kaafisa waayo haddaad adiga raaxadada bogata oo naagtana wali raaxadeeda ay boganin waxaa laga yaaba inay adkaada nolashiina dambe oo ay kaa cararta.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment