Bulsha:- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal fool ka fool ah oo u dhexeeya ciidamada amaanka Paris iyo kooxo islaamiyiin ah, kuwaasoo ku dagaalamy caasimada wadankaasi, waxaana ilaa hada la maqlayaa rasaas culus oo ka socota guri ay weerareen ciidamada.
Ciidamada Booliiska ayaa goor dhow weeraray guri ay ku sugnaayeen kooxo lagu tuhmay inay kamid yihiin kuwii weeraray qeybo kamid ah caasimada Paris laba maalin ka hor.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment