Bulsha:- Gharlie Sheen Oo Caan Ka Ah Hollywoodka Filimkiisii 2 And Hilv Ayaa Cadaystay Inuu Mudo Gadhaysa Afar Sanadood Uu Qabay Xanuunka HIV Waxaana Jilaagini Dadka Laosocday Nolashiisa Uu Siin Jiray Lacag Si Aysan Uga Faaloon xanuunkan Haya Jilaagani
Jilaagani Oo waratsi Bixiyey Ayaa Sheegay Inuusan Marnaba Garanayn Halka Uu Ka Qaaday Xanuunka Khatarta Ah Ee HIVga Waxaana Xili Uu waraysi Bixinayey Uu Si Cad U Qirtay Inuu Qabo Xanuunka.
Hoose ka Daawo
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment