Sunny Leone, Sonakshi Sinha, Shraddha Kapoor, Alia Bhatt, Shahid Kapoor-Arag 5-ta Sawir ee ugu qurxan Isbuucaan

Bulsha:- Aqristayaasheena sharafta lahoow waxaan idiin soo gudbin doonaa 5ta sawir ee ugu qurxan Isbuucaan, kuwaasoo Jilaayaal Bollywood-ka ka tirsan ay soo dhigeen Instagram-kooda. Sawiaradaan ayay Aktarada ku galeen meelo kala duwan, qaarkoodna waxaaba la dhihi karaa waa kuwo aan caadi ahayn.

Aktarada aan Sawiradooda idiin soo gudbin doono ayaa waxay kala yihiin: “Sunny Leone, Sonakshi Sinha, Shraddha Kapoor, Alia Bhatt, Shahid Kapoor”.

Sunny Leone, waxaa la dhihi karaa waa Hooyada Fashion-ka, waxay Boggeeda Instagram-ka soo dhigtay Sawir aan inaba caadi ahayn, kaasoo ay u labisantahay si heer sare ah.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment