Bulsha:- Aktarada Anushka Shetty ayaa maanta u dabaaldageysa sanad guurada dhalashadeeda.
Anushka Shetty waxaa ay caan ku noqotay oo ay keentaa Filimada dagaalka ah ee Telugu iyo Tamil-ka.
Maanta oo kale 7 November ayey dhalatay waxaana u buuxsantay 34 sano.
Sanadkii 2005 ayey ku soo biirtay Aktaradan Filimada waxaana uu ahaa Filim Telegu ah oo lagu magacaabo Super.
Kadib waxaa ay keentay Filimada Vikramarkudu (2006), Arundhati (2009) iyo Vedam (2010.
Filimkeedii ugu dambeeyay ay keentay waxaa uu ahaa Baahubali kaas oo soo baxay sanadka 2015 waxaana qeybta labaad uu soo baxayaa sanadka 2016 bisha January.
Hoos ka Daawo
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment