Bulsha:- Jilaaga looga haray qoob ka ciyaarka Bollywoodka ee Shahid Kapoor, ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu diiday iney filim wada jilaan jacalisadiisi hore Bebo Kapoor.
Shahid ayaa yiri “marna ma diidin inaan la shaqeeyo Kareena mana diidi doono, laakiin fursad uma helin filim ey ku jirto in ley soo bandhigo.
Xiddigaan iyo Bebo ayaa mar ahaa lamaanaha jaceylka Bollywood, laakiin marki dambey wey kala hareen, waxaana Kareena guursaday Saif Ali Khan oo hadda ey marwo u tahay, halka 2015 uu guursaday Mira Rajput.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment