Madonna oo u ooyday Paris, kuna luqeysay heesta La Vie En Rose.

Bulsha:- Fanaanadda caanka ah ee reer Mareykan Madonna, ayaa bandhigeeda yurub ka wadda dalka Swedan, eyadoo ka dhawaajisay iney ka xuntahay waxa ka dhacay dalka France gaarahan Paris.

Madonna oo 57sano jira, ayaa marki ey qaaday 13-heesood kadib waxa ey ka hadashay dhacdadii Paris, eyadoo tiri “waxaan dareemayaa wel wel, maxaa yeelay iguma gelin inaan heeso, xilli dad badan oo ila midahi ey ooynayaan, murugeysanyihiin.

Fanaanadaan ayaa ku luqeysay heesta Like A Prayer, kadibna waxey shacabkii goobta joogay ey ka dalbatay daqiiqad aamusnaan ah oo lagu xusaayo dadkii Paris ku dhintay, waxeyna kusoo gabagabeysay heesta La Vie En Rose.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment