Lamaane Spanish ah oo ka fogaaday nacfiga u roon nolosha Aadanaha (Video)

Bulsha:- Spaniards Juan Martin iyo Sinforosa Colomer waa Lamaane u dhashay dalka Spain, waxayna muddo 45 sanno ah ay kaligood ku noolaayeen tuulo laga guuray oo ku taala Baadiyaha bari ee dalkaasi.

Tuuladaan oo ah lama dagaan ayaa waxaa markii u dambaysay ku noolaa jiray 200 oo qof kuwaas oo aakhirkii ka guuray Magaaladaasi.

Magaalo ma laha ceeb aan ahayn inay ku taalo dhul Mii ah oo ka fog magaalooyinka laga helo nacfiga u roon nolosha Aadanaha.










_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment