QISO MURUGO LEH: Maryan Mursal oo lagu yiri “anigu qashinkaan guraa ee maxaan kuu qaban karaa” ?

Bulsha:- Dhowr iyo labaatankii sano ee la soo dhaafay ee Soomaaliya uu burburka ka jiray waxaa dibadaha u qaxay kummanaan soomaali ah oo u adkeysan waayay colaadda iyo dhibaatada ka jirtay dalkooda hooyo.

Soomaalidaasi waxaa ka faracmay jiilal cusub oo aan dalkii iyo dhaqankiiba aan waxbo kala socon..sidaa oo ay tahayna dad badan ayaa isku dayay in ay jiilalkaasi qurbaawiga ah ay fahamsiiyaan dhaqankii soomaalida oo ay u soo bandhigaan suugaantii iyo waxyaabaha kale ee dhaqanka lagu bari karo.

Dadkaasi waxaa ka mid ah fanaanadda Maryan Mursal Cise oo hadda ku sugan dalka mareykanka, halkaasi oo ay ku soo bandhigeyso badnhig faneed iyo wacyi gelin la xiriirta dhaqanka soomaalida.

Weriyaha BBC-da ee mareykanka Maxamed Xaji Xuseen Shiine ayaa tagay goobaha ay bandhigyada ku qabanayso Maryan Mursal, wareysigan ayuuna la yeeshay.

HALKAAN KA DHAGEYSO WARAYSIGA







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment