Daawo: Shah Rukh oo dhaawac soo gaaray.

Bulsha:- Boqorka Bollywoodka ee Shah Rukh Khan ayaa boggiisa Twitter soo dhigay sawir dhaawac uu ka muuqdo, waxaana dhibkaan uu kasoo gaaray sawirka filimkiisa cusub ee Dilwale, kadib dhalashadiisa 50-aad.

Shah Rukh Khan ayaa si kaftan ah uga hadlay dhaawaca soo gaaray, maadaama aanu eheyn mid sidaa u buuran.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment