Bulsha:- Wargysyada fanka ka faalooda ayaa faafisay sawirro ku saabsan filimka cusub ee Ashay Kumar, ee lagu magacaabo “Aairlift”.
Qisada filimkaan ayaa ku saabsan dhacdadii Kuwait 1990, ee loogu magacdaray Dagaalki Khaliijka ee 1990-ki., sidoo kale filimka ayaa ka hadlaya dadkii rayidka ahaa ee xiligaas ka qaxay dalka Kuwait, waxaana kamid ahaa hal milyan iyo 700 oo ruux oo Hindi ah.
Akshay Kumar waxaa filimka la jilaysa atariishadda Nimrat Kaur, waxaana lasii dey doonaa 2016.
Jilaa
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment