Jaceeyl Dhab Ah oo Dhalanteed ka fog iyo Geeraar Jaceel ah: Haboonay Ilhaan Haybada Aad ka sitee………

Bulsha:- Habooney Ilhaan
Haada iyo shimbiraha
Heybad adaa ka sidatee
Hanaankaaga wacanbaa
Halbowlaha igooyoo
Hurdo waan ka quustee
Hud-hudka iyo shimbirahaa

Haatuf iigu sheegay
Hadaad aragto Ilhaan
Hamuuntaada caashaq iyo
Hamigaada u sheeg
Hidihii dhaqankaad
Huunooy sidataa
Ha’ii jabinin nacabkee
Hiil ii noqo abaayo
Hadalkaan oran lahaa
Hoosta adaa ii dhigtee
Huunooy waaban kaa helay

Runtii aragtidaadan ku arkay waan ku liibanay quruxeey siil macaaneey

Waligay maan arkin naag kaa siil macaan.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment