Bulsha:- Kim Kardashian ayaa hooyadeed Kris Jenner kala kulntay cannaan saa’id ah oo ku aadan kororka miisaanka jirkeeda xili ay xaamilo dhali rabto tahay. Kris Jenner ayaa gabadheeda Kim ku cannaanaday in cunada ay cunto sedax jeer oo ay keenay in uu kordho miisaankeeda xili ay sugeyso goor dhow in ay dhasho ilmaheedii labaad.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment