Daawo:- Laga duubay Shacabka Ethiopia ee ku nool Adis-ababa oo garan waayey Madaxwaynahooda iyo WAXA DHACAY

Bulsha:- Shacabka Ethiopia Ee Ku Nool Caasimadda Addis Ababa, ayaa Garan Waayay Magaca Madaxweynaha Dalkooda Iyo Magaca Maayarka magaalada Addis Ababa.


Dadka Ethiopian‐ka Ah ee ku Nool caasimada dalkaa ee Addis Ababa, ayaa Wariyaha wuxuu weydiiyay in ay sheegaan magaca buuxa ee Madaxweynaha Dalkooda Iyo Magaca Maayarka magaaladda Addis Ababa, oo ay intoodii badnayd garan wayday, taas oo yaab gelisay guud ahaan dadka dalkaa ku dhaqan.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment