Daawo:- Aktarada Alia Bhatt oo shaacisay Filimka ay sugeyso iney daawato iyo Aktarada ay ugu jeceshahay

Bulsha:- Aktarada Alia Bhatt ayaa ka jaawabtay Atariishada ay ugu jeceshahay ee Filimada Hollywoodka mareykanka.

Alia Bhatt waa ay soo shacbaxday waxaana ay dhawaan filimka Shandaar ay la keentay Shahid Kapoor halka dhawaana Filim ay la keeni doonto markii ugu horeysay 50 jir shah Rukh Khan.

Mar la weydiiyay iney sheegto filimada ay sugeyso iney daawato oo soo baxaya sanadkan ayey sheegtay inuu yahay Filimka ay sugeyso kan Salman Khan uu soo wado ee Prem Ratan Dhan Payo,sababtana ma ahan ayey Tiri Salman Khan ee waan jeclahay filimada uu soosaaraha ka yahay ayey tiri ninka lagu magacaabo Sooraj Barjatya.

Jennifer Lawrence ayey dhanka kale sheegtay iney gabadha ay ugu jeceshahay Filimada Hollywoodka Mareykanka waana cajiib ayey tiri.


Hoos ka Daawo







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment