Bulsha:- Xilii hore ee maanta ayaa waxaa soo ka soo baxay xaafada Kaaraan ee magaladda muqdisho arin guux badan dhalisay taas oo ah mar kaliya gil gishay gudahaan degmada Kaaraan ee magaalada muqdisho waana arin ka cusub magaaladda muqdisho iyo gudahaan dalka somalia
Arintaan ayaa dhacaday maanta xili hore mar uu boqday wariyeehana shabakadda All Shukaansi ee magaalada mugsdisho Maxamed Bakaay ayaa soo xaaqjiiyay arintaan waxaana wiilka lagu magaacbi jiray xasan dabaashe halga gabartane la dhihi jiray farxiyo labaadaas oo zxb ahaan isla socon jiray inta badan u jeceel ka dhexeen jiray ayaa timid kadib markii gabarta ugu soo baxdayUur 5 bilood.
Waxaana markii la ogaaday gabartaas uurka aay heeyso waxaana loo yeeray wiilka markii meesha la isku yimid ayaa lo ogaaday inaay walaalo isku aabo yihiin wiilka iyo gabarta aayna kala yihiin kala hooyo arintaan aay noqotay mid fajac iyo amakaag dhalisay
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment