Bulsha:- Dareenka waa mid soo jireen ah waana mid la soo biloowda noolasha marku qofka dhasho , Taasine waa mid socoddo ilaa uu qofka ka dhamaneeyso noolashiisa macaneegdi tahay inta aay geerida ugu imaaneyso .
haddaba maanta shabakadda All Shukaansi.com idin hayaasaa qodobo muhiim oo adiga akhriste dhan walbo ku anfaci doonto waxaana surtagal ah in Gabdho badan oo aan ku jeclaan doonin aay ku jecladaan waana arin aad k farxi doontid markaad akhrisato.
1- Ragu waxaay damarka ku jecladaan wax tarnimada dareenka siiba Suno gudka ah waana taa ugu macaan raaxada galmada.
2- Raggu waxaa mar walbo waxaas oo dhan ka horeeyso inuu saxo Labiska iyo qurxinta jirkiisa islamarkaana u siiyo nasasho badan iyo mar walbo ugu mashquulo jirkiisa dhisitiisa waana mid aay kugu mashquuli doonaana gabdhaha.
3- Sidoow kale qadrinta iyo qiimaha soo jidashada iyo faraxada badan iyo kaftan iy soo dhaweyn gal gacal qiimaha bilaa adinimada.
4- Ragu waxaay dumarka ku jeclaadaan Kubka iyo naasaha buur buuran oo mar walbo la dhiso waa mid qof walbo kugu jeclaanayo waxaana jira qalab lagu dhiso naasaha.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment