Daawo Sawirro laga soo qaaday Nolosha ka jirta degmada Janaale ay Maamulaan Al-Shabaab

Bulsha:- Degmada Janaale ee Gobolka Shabeekaha Hoose ayaa bilooyin kahor gacan ku heynteeda waxaa dib ula wareegay dagaalyahanada Al-Shabaab kadib markii ay halkaasi isaga baxeen Ciidamadii Dowlada Soomaalia iyo kuwa AMISOM.

Xaalada Degmada Janaale ayaa hada ah mid dagan , waxaana halkaasi si caadi ah uga socda nolosha caadiga ah, waxaana dib ugu laabtay Degmadaasi dad badan oo ka barackacay kadib weerarkii AMISOM lagu qaaday xeradii ay Janaale kaga sugnaayeen.

Dagaalyahanada Al-shabaab ayaa si buuxda gacanta ugu haya Degmada Janaale, waxaana dad badan ay Janalae ku xasuustaan Weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen xeradii ay Ciidamada AMISOM ay ku lahaayeen Degmadaasi oo looga dilay askar badan loogana qabsaday bub iyo saanadp kale.















_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment